Overblog
Editer l'article Suivre ce blog Administration + Créer mon blog
ALTERNATIVE DJIBOUTI

S`ada Ahmed Houssein

11 Mars 2014 , Rédigé par Kahin

Sacaada Axmed Xuseen waa xildhibaan ka tirsan dalada mucaaradka Jabuuti ,waxa ay ahaan jirtay macaalimad wax ka dhigto dugsiyada sare ee Dalka , hase ahaate tan iyo intii ay u hibaysay aqoonteeda iyo wakhtigeeda Shacabka Jabuuti waxa laga eryay shaqadeedi, taas oo ay ku xoojisay Mucaaradka iyo inay helaan shacabka Jabuuti furfurnaan siyaasadeed oo dalka ka hana qaado, waxa ayna la wadaagta shaqo ka erigan dad badan oo reer Jabuuti,oo laga caydhshay shaqooyinkii xilligi ay taageereen Mucaaradka

Sa`ada Ahmed Houssein

Partager cet article
Repost0
Pour être informé des derniers articles, inscrivez vous :
Commenter cet article