Overblog
Editer l'article Suivre ce blog Administration + Créer mon blog
ALTERNATIVE DJIBOUTI

COMMUNIQUE DE PRESSE DE L'USN

26 Février 2014 , Rédigé par Kahin

Tani waa wargalin iyo war-murtiyeed kasoo baxay xarunta dhexe ee Dalada Mucaaradka Jabuuti oo ay kaga wargalinayso ama lagu ogaysiinayo Wasiirka arimaha guudaha MD Xassan Cumar Mohamed isku soo bax la qorsheeyay 04 03 2014,kaas oo guud ahaan ka dhicidoona Gobolada Dalka Jamhuuriyada Jabuuti, waxana ka mid ah magaalooyinka loo qorsheeyey:Jabuuti,Carta,Cali Sabix,Dikhil,Tajoora iyo Ubukh, oo guud ahaantood ka wada tirsan Gobolada

Wixi war dheeri ah kala xidhidh telefoonadan hoos ku qorantahay

1. Cismaciil Geedi Xareed Tel 00 253 77 82 99 99

2. Jaamac Amareh Maydal Tel 00253 77 81 15 30

Partager cet article
Repost0
Pour être informé des derniers articles, inscrivez vous :
Commenter cet article